Daanyeer Bas rakaab saaran yahay waday iyo Darawalkii u dhiibay oo la ganaaxay (Sawirro)

Darawal bas oo u dhashay dalka Hindiya ayaa laga duubay muuqaal dad badan aad u daawadeen , kadib markii darawalkan gaari bas ah ay saarnaayeen rakaab badan u dhiibay  Daanyeer si uu u wado. Gaariga baska ah ee loo dhiibay daanyeerka ayaa waxaa saarnaa sodomeeyo rakaab ah kuwaa oon wax cabasaho ah ka muujin daanyeerka … Continue reading Daanyeer Bas rakaab saaran yahay waday iyo Darawalkii u dhiibay oo la ganaaxay (Sawirro)